Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 9aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
NIDAAMKA SIYMSADEED 1. Nidaamka siyaasadeed ee Jamhuuriyadda Somaliland waxa saldhig u ah nabad, talo- wadaag, dimuqraadiyad iyo hannaanka xisbiyada badan. 2. Tirada xisbiyada siyaasiga ah ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland kama badnaan karaan saddex (3) xisbi. 3. lyada oo xeer gaar ahi habayn doono qaabka loo furan karo xisbi siyaasi ah, waxaa reebban in xisbi lagu dhiso gobollaysi iyo qabyaalad.