Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa

Qodobka 81aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

WAAXDA FULINTA Waaxda Fulinta (oo mararka qaarkood Ioogu yeedho (Xukuumadda) ) waxa madax ka ah Madaxweynaha, waxaanay Ra Rooban tahay: * Madaxweyne; * Madaxweyne-ku-xigeen; * Iyo Golaha Wasiirada ee Madaxweynuhu magacaabo.

Ilaha: www.somalilandlaw.com/xeer/dastuurka/qodobka-81
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
80Weydii qodobkan82