Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 88aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
MUDDADA XILKA 1. Muddada xiIka ee Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka Madaxweynaha waa 5 sano oo ka bilaabanta maalinta xilka loo dhaariyo. 2. Qofna jagada Madaxweynaha ma qaban karo laba jeer wax ka badan.