Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa

Qodobka 122aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

XEERKA HAY'ADAHA Hay'ad kasta oo ka mid ah hay'adaha Dawladda ee gaarka ah waxa ay yeelanaysaa xeer u gaar ah oo qeexaya qaab-dhismeedkeeda, waajibaadkeeda iyo dhawrsanaanta madaxdooda. XUBINTA 4AAD

Ilaha: www.somalilandlaw.com/xeer/dastuurka/qodobka-122
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
121Weydii qodobkan123