Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa

Qodobka 75aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

SOO-SAARIDDA, FAAFINTA IYO DHAQAN-GELINTA XEERKA Xeerarka waxa uu Madaxweynuhu ku soo saarayaa, kuna baahinayaa faafinta rasmiga ah saddex toddobaad {21 maalmood} gudahood, laga bilaabo maalinta Golayaashu u soo gudbiyaan; waxayna ku dhaqan-gelayaan 30 {soddon) maalmood gudahood oo laga bilaabo maalinta Ia baahiyay, iyada oo ay bannaan tahay in muddada dhaqan-galka Iagu gaabiyo ama Iagu dheereeyo xeerka gudihiisa.

Ilaha: www.somalilandlaw.com/xeer/dastuurka/qodobka-75
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
74Weydii qodobkan76