Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 104aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
MAXKAMADAHA CIIDAMADA IYO XEER-ILAALINTOODA 1. Maxamadaha ciidamadu waxay gaar u yihiin dhegaysiga dembiyada ciqaabta ee lagu oogo xubnaha ciidamada Qaranka xaaladaha nabadda iyo dagaalka. 2. Maxamadaha ciidamada iyo Xeer-ilaalintooda waxa nidaaminaya xeer gaar ah.