Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa

Qodobka 67aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

SHAQO-KA-TEGIDDA XUBINTA GOLAHA GUURTIDA Xubinta Golaha Guurtidu waxa ay u gudbin kartaa shaqo-ka-tegideeda Golaha Guurtida, isagaana ka oggolaanaya.

Ilaha: www.somalilandlaw.com/xeer/dastuurka/qodobka-67
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
66Weydii qodobkan68