Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 58aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
DOORASHADA XUBNAHA GOLAHA GUURTIDA IYO MUDDADA XILKA 1. Xubnaha Golaha Guurtida waxa lagu soo dooranayaa doorasho, habka doorashadana waxa nidaaminaya xeer. 2. Muddada xilka Golaha Guurtidu waa 6 {lix sano}, oo ka bilaabmaysa maalinta fadhiga laad qabsoomo.