Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 28aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
XAQA DACWADDA & ISDIFAACA 1. Qof kasta wuxuu xaq u leeyahay inuu dacwad xeerka waafaqsan ka furto maxkamadda awoodda u Ieh. 2. Qof kastaa wuxuu xaq u leeyahay in uu iska difaaco maxkamadda horteeda. 3. Xaaladaha xeerku tilmaamyo Qaranku wuxuu kafaalo qaadayaa inuu bixiyo difaac lacag la'aan ah; iyada oo saboolkana laga dhaafi karo ajuurada maxkamadda