Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 119aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
MAGACAABIDDA XUBNAHA GUDDIDA CULIMADA 1. Xubnaha Guddida Culimada waxa soo magacaabaya guddi laga soo cayimo Golaha Xukuumadda iyo Golaha Guurtida oo is-tiro le'eg; waxaana oggolaanaya Golaha Guurtida. 2. Guddida Culimadu iyagaa iska dhex-dooranaya Guddoomiye iyo Guddoomiye ku- xigeen