Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 48aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
REEBBANAATA QABASHADA XIL KALE IYO UGA FAA'IIDEYSIGA XILKA DANO GAAR AH Xubinta Golaha Wakiilada uma bannaana in ay qabato xil kale oo Dawladeed, iyadoo xilkii loo doortay haysa; umana bannaana inay uga faa'iideysato xilkaasi dano gaar ahaaned.