Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 84aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
DHAARTA MADAXWEYNAHA IYO KU-XIGEENKA MADAXWEYNAHA Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka Madaxweynaha waxa Iagu dhaarinayaa ka hor intaanay xilka la wareegin xaflad ay goob joog ka yihiin Madaxda Golayaasha Wakiilada iyo Guurtida iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare.