Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 22aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
XUQUUQDA SIYAASADEED, DHAQAALE, BULSHO IYO XAQA DOORASHADA 1. Muwaadin kasta wuxuu xaq u leeyahay in uu ka qayb galo hawlaha siyaasadeed, dhaqaale, bulsho1 iyo hiddaha si waafaqsan xeerarka iyo Dastuurka. 2. Muwaadin kasta oo buuxiya shuruudaha xeerku tilmaamayo wuxuu xaq u Ieeyahay in la doorto, waxna uu doorto.