Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa

Qodobka 106aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

XIDHIIDHKA HAY'ADAHA GARSOORKA IYO WASAARADDA CADAALADDA 1. Wasaaradda Cadaaladdu waxay u xil-saaran tahay fulinta go'aanada maamul ee ka soo baxa Guddida Cadaaladda. 2. Wada-shaqaynta Wasaaradda Cadaaladda iyo Hay’adaha Garsoorka waxa qeexaya xeer. QAYBTA 5AAD QODOBO KALA DUWAN XUBINTA 1AAD

Ilaha: www.somalilandlaw.com/xeer/dastuurka/qodobka-106
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
105Weydii qodobkan107