Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa

Qodobka 97aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

1. Waxa Qaranku yeelanayaa Waax Garsoor, oo hawsheedu tahay u gar-naqa ka dhaxeeya Dawadda iyo dadka; iyo dadka dhexdooda. 2. Waaxda Garsoorku waxay hawlaheeda u fulinaysaa si Dastuurka waafaqsan, iyada oo ka madax-bannaan waaxyaha kale ee Qaranka.

Ilaha: www.somalilandlaw.com/xeer/dastuurka/qodobka-97
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
96Weydii qodobkan98