Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa

Qodobka 113aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

HAY'ADAHA DAWLADDA EE GAARKA AH Hay'adaha Dawladda ee Qaranku waa: 1. Xeer-ilaalinta Guud 2. Baanka Dhexe 3. Hay'adda Shaqaalaha Dawladda 4. Hanti-dhawrka Guud. Haddii loo baahdo hay'ado kale waa la dhisi karaa si xeerka waafaqsan.

Ilaha: www.somalilandlaw.com/xeer/dastuurka/qodobka-113
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
112Weydii qodobkan114