Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 6aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
AFKA I. Afka rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland waa Af-Soomaaliga; afka labaadna waa Af- Carabiga. 2. Afafka kale waxa loo adeegsan karaa wixii looga maarmi waayo.