Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 74aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
SOO BANDHIGIDDA MASHRUUC-SHARCI. Mashruuc-sharci waxa Golaha Wakiilada u soo bandhigi kara 1. Golaha Xukuumadda 2. Tirada Xubnaha Golaha Wakiilada ee xeer-hoosaadka Goluhu qeexo. 3. Muwaadiniin Ieh xaqa cod-bixinta, tiradooduna aanay ka yarayn 5000 {shan kun } oo qof, waxaana ka reebban mashruuc qaanuun-maaliyadeed.