Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa

Qodobka 127aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

XUDUUDDA WAX-KA-BEDDELKA IYO KAABIDDA DASTUURKA Ma bannaana in soo jeedinta wax-ka-beddelka iyo/ama kaabidda Dastuurku ay xambaarsanaato nuxur ka soo horjeeda: b. Mabaadi'da Shareecadda Islaamka. t. Midnimada dalka (Israacsanaanta dhul-ahaaneed). j. Mabaadi'da talo-wadaagga iyo hannaanka xisbiyada badan. x. Xuquuqda asaasiga ah iyo xorriyaadka qofka.

Ilaha: www.somalilandlaw.com/xeer/dastuurka/qodobka-127
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
126Weydii qodobkan128