Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 13aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
BAANANKA Dawladdu waxay yeelanaysaa Baan dhexe oo hoggaamiya siyaasadda iyo ilaalinta Lacagta Dalka. Waxa kale oo Ia suurto-gelinayaa furitaanka Baanan ganacsi iyo horu-marineed iyada oo mudnaanta Ia siinayo kuwa gaar-ahaaneed.