Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa

Qodobka 109aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

QAAB-DHISMEEDKA DALKA 1. DaIka Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu ka kooban yahay gobollo; gobol kastaana waxa uu u sii qaybsamaa degmooyin. 2. Dhismaha gobollada iyo degmooyinka, xuduudohooda iyo darajooyinkooda xeer baa tilmaamaya. 3. Wax-ka-beddelka tirada gobollada iyo degmooyinka ama xuduudahooda, iyada oo sababaysan waxa soo jeedinaya Golaha Xukuumadda, waxaana oggolaanaya Golaha Wakiilada iyo Golaha Guurtida.

Ilaha: www.somalilandlaw.com/xeer/dastuurka/qodobka-109
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
108Weydii qodobkan110