Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 120aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
BANNAANAANSHAHA XUBINNIMADA GUDDIDA CULIMADA Xubinnimada Guddida Culimada waxay ku bannaanaan kartaa: 1. Haddii uu istiqaalad dhiibo ama uu geeriyoodo. 2. Haddii ay burto shuruud ka mid ah shuruudihii xubinnimada. 3. Haddii uu xukun ciqaabeed oo kama dambays ahi ku dhaco.