Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa

Qodobka 125aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

DIYAARINTA XEERKA AFTIDA IYO MAGACAABIDDA GUDDIDA QABAN-QAABINTA AFTIDA Si ay u suurta gasho qaban-qaabinta Aftidu, waxa waajib ah in la soo saaro Xeerka Aftida iyada oo laga shiidaal-qaadanayo tilmaamaha Dastuurku asteeyey; waxaana la magacaabayaa guddida qaban-qaabinta Aftida si waafaqsan Dastuurka.

Ilaha: www.somalilandlaw.com/xeer/dastuurka/qodobka-125
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
124Weydii qodobkan126