Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 101aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
MAXKAMADDA SARE Maxamadda Sare waa hay'adda ugu sarraysa Garsoorka; isla markaana waxay tahay Maxamadda Dastuurka. Tirada garsoorayaashu waa inaanay ka yaraan Guddoomiyaha iyo afar garsoore; waxaana nidaaminaya xeer gaar ah.