Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa

Qodobka 110aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

MAAMULKA GOBOLLADA IYO DEGMOOYINKA. 1. Maamulka gobollada iyo degmooyinku waa qayb ka mid ah Maamulka Xakuumadda Jamhuuriyadda Somaliland. 2. Xidhiidka Xukuumadda-dhexe ee gobollada iyo degmooyinka waxa caddaynaya xeer gaar ah.

Ilaha: www.somalilandlaw.com/xeer/dastuurka/qodobka-110
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
109Weydii qodobkan111