Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa

Qodobka 64aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

XEER-HOOSAADKA GOLAHA Kal-fadhigiisa ugu horreeya Golaha Guurtida waxa uu ku ansixinayaa xeer hoosaadka Golaha.

Ilaha: www.somalilandlaw.com/xeer/dastuurka/qodobka-64
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
63Weydii qodobkan65