Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa

Qodobka 95aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

SII-HAYNTA XILKA 1. Wasiirka ama Wasiir-ku-xigeenka istiqaalad dhiiba ama xilka laga fadhiisiiyo isaga ayaa xilka sii haynaya inta beddelkiisu ka tirsanayo. 2. Waxaa ka reebban muddada uu Wasiirku ama Wasiir-ku-xigeenku sugayo in xilka laga tiriyo inuu cid xil u magacaabo ama heshiis magaca Wasaaradda cid kale kula galo.

Ilaha: www.somalilandlaw.com/xeer/dastuurka/qodobka-95
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
94Weydii qodobkan96