Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 102aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
MAXKAMADAHA HOOSE Magacaabidda garsoorayaasha iyo habka shaqada maxkamadaha hoose (maxkamadaha racfaanka ee gobollada, maxkamadaha gobollada iyo degmooyinka), waxaa nidaaminaya xeer gaar ah.