Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 99aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
DHISMAHA GARSOORKA 1. Hay'adaha Garsoorku waxay ka kooban yihiin maxkamadaha iyo Xeer-ilaalinta. 2. Garsoorayaasha maxkamadaha iyo Xeer-ilaaliyaashoodu waxay u madaxbannaan yihiin hawshooda garsoor iyaga oo raacaya xeerka oo keliya.