Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 95aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
SII-HAYNTA XILKA 1. Wasiirka ama Wasiir-ku-xigeenka istiqaalad dhiiba ama xilka laga fadhiisiiyo isaga ayaa xilka sii haynaya inta beddelkiisu ka tirsanayo. 2. Waxaa ka reebban muddada uu Wasiirku ama Wasiir-ku-xigeenku sugayo in xilka laga tiriyo inuu cid xil u magacaabo ama heshiis magaca Wasaaradda cid kale kula galo.