Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 93aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
HAB-MAAMUUSKA MADAXDA SARE EE QARANKA 1. Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka Madaxweynaha ayaa leh hab maamuuska koowaad ee Qaranka. 2. Guddoomiyaha Golaha Guurtida ayaa leh hab-maamuuska ku-xiga. 3. Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ayaa leh hab-maamuuska 3aad ee Qaranka. XUBINTA 3AAD