Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa

Qodobka 88aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

MUDDADA XILKA 1. Muddada xiIka ee Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka Madaxweynaha waa 5 sano oo ka bilaabanta maalinta xilka loo dhaariyo. 2. Qofna jagada Madaxweynaha ma qaban karo laba jeer wax ka badan.

Ilaha: www.somalilandlaw.com/xeer/dastuurka/qodobka-88
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
87Weydii qodobkan89