Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa

Qodobka 87aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

MUSHAHARKA & GUNNADA Mushaharka, gunnada iyo hantida Dawadda ee ay Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka Madaxweynuhu ku dhaqmaan waxa qeexaya xeer.

Ilaha: www.somalilandlaw.com/xeer/dastuurka/qodobka-87
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
86Weydii qodobkan88