Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 81aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
WAAXDA FULINTA Waaxda Fulinta (oo mararka qaarkood Ioogu yeedho (Xukuumadda) ) waxa madax ka ah Madaxweynaha, waxaanay Ra Rooban tahay: * Madaxweyne; * Madaxweyne-ku-xigeen; * Iyo Golaha Wasiirada ee Madaxweynuhu magacaabo.