Constitution of the Republic of Somaliland · 2001In force
Article 70
Qodobka 70aad
Original Somali text, quoted word for word
REEBBANAANTA QABASHO XIL KALE IYO UGA FAA'IIDAYSIGA XILKA DANO GAAR AH Xubinta Golaha Guurtida uma bannaana inay qabato xil kale oo Qaran iyadoo xilkii loo xulay haysa; umana bannaana inay xilka uga faa'iidaysato dano gaar ahaaneed.