Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 67aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
SHAQO-KA-TEGIDDA XUBINTA GOLAHA GUURTIDA Xubinta Golaha Guurtidu waxa ay u gudbin kartaa shaqo-ka-tegideeda Golaha Guurtida, isagaana ka oggolaanaya.

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.