Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 66aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
DHAWR-SANAANTA XUBINTA GOLAHA GUURTIDA Dhawrsanaanta xubinta Golaha Guurtidu waxa ay la mid tahay ta xubinta Golaha Wakiilada iyadoo dhawrsanaan-ka-qaadista uu leeyahay Golaha Guurtidu.