Constitution of the Republic of Somaliland · 2001In force
Article 64
Qodobka 64aad
Original Somali text, quoted word for word
XEER-HOOSAADKA GOLAHA Kal-fadhigiisa ugu horreeya Golaha Guurtida waxa uu ku ansixinayaa xeer hoosaadka Golaha.

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.