Constitution of the Republic of Somaliland · 2001In force
Article 63
Qodobka 63aad
Original Somali text, quoted word for word
. XOGHAYAHA GOLAHA IYO LA-TALIYAYAAL Golaha Guurtidu waxa uu yeelanayaa Xoghaye aan xubin ka ahayn Golaha. Waxa kale oo uu yeelan karaa la-taliyayaal uu ka mid yahay La-taliye Sharci. Dhismaha xoghaynta Golaha Guurtida waxay la mid tahay ta Golaha Wakiilada.