Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa

Qodobka 58aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

DOORASHADA XUBNAHA GOLAHA GUURTIDA IYO MUDDADA XILKA 1. Xubnaha Golaha Guurtida waxa lagu soo dooranayaa doorasho, habka doorashadana waxa nidaaminaya xeer. 2. Muddada xilka Golaha Guurtidu waa 6 {lix sano}, oo ka bilaabmaysa maalinta fadhiga laad qabsoomo.

Ilaha: www.somalilandlaw.com/xeer/dastuurka/qodobka-58
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
57Weydii qodobkan59