Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 57aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
TILMAANTA GUUD EE GOLAHA Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland, oo ah Golaha Odayaasha, waa Qaybta 2aad ee Xeer-dejinta waxaanay dib u eegaan xeerarka ka soo baxa Golaha Wakiilada intaan Madaxweynaha loo gudbin; wuxuuna gaar u leeyahay dejinta xeerarka ku saabsan Diinta, dhaqanka iyo nabadgelyada.