Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 51aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
BUUXINTA JAGADA GOLAHA WAKIILADA Haddii ay bannaanaato jagada xubin ka mid ah Golaha Wakiilada ka hor lixda bilood ee ugu dambaysa muddada xilka Golaha, waxa loo soo buuxinayaa si waafaqsan xeerka, iyadoo xubinta cusubi ay dhamaystirayso muddada xilka Golaha ka hadhay.