Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 4aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
JINSIYADDA 1. Qof kasta oo u dhashay Somaliland, kana issirran dadkii deggenaa dalka Somaliland 26kii Juun 1960kii iyo ka hor, waxa loo aqoonsanayaa muwaadin Somaliland. 2. Xeer baa caddaynaya sida lagu heli karo ama laga waayi karo jinsiyadda Somaliland.