Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 47aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
MUSHAHARKA IYO GUNNADA GOLAHA WAKIILADA Xubnaha Golaha Wakiiladu waxay yeelanayaan mushahar iyo gunno xeer qeexo.

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.