Constitution of the Republic of Somaliland · 2001In force

Article 19

Qodobka 19aad

Original Somali text, quoted word for word

DARYEELKA QAYBAHA BULSHADA BAYLAHSAN. Dawladdu waxay xil iska saaraysaa caafimaadka, daryeelka, xannaanada iyo waxbarashada hooyada, dhallaanka, naafada cid xannaanaysa aan lahayn iyo dadka aan xiskoodu dhammayn ee aan lahayn awood iyo cid kafaalaqaada.

Source: www.somalilandlaw.com/xeer/dastuurka/qodobka-19

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
18Ask about this article20