Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa

Qodobka 18aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

DEEGMNKA IYO WAX-KA QABASHADA MFOOYINKA 1. Dawladdu waxay mudnaan gaar ah siinaysaa ilaalinta iyo fayo-qabka deegaanka oo asaas u ah caafimaadka bulshadda iyo dhawrista khayraadka dalka. Sidaas darteed, habdhaqanka iyo waxyeelada loo gaysto deegaanka xeer ayaa qeexaya. 2. Aafooyinka dhaca sida abaaraha, duufaanada, cudurrada faafa, dhul gariirka iyo dagaalada waxay Dawladdu ka yeelanaysaa ku-talagal.

Ilaha: www.somalilandlaw.com/xeer/dastuurka/qodobka-18
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
17Weydii qodobkan19