Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 17aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
CAFIMAADKA 1. Dawladdu iyadoo fulinaysa siyaasadda daryeelka caafimaadka guud, waxa waajib ka saaran yahay ka-haqab-tirka dalka qalabka ka-hortagga cudurrada faafa, helitaanka daaweyn lacag Ia'aan ah iyo daryeelka fayo dhawrka guud. 2. Dawladda waxa xil ka saaran yahay horumarinta iyo baahinta adeegyada caafimaadka iyo xarumaha daryeelka caafimaadka ee gaarka ah.