Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 128aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
SALDHIGGA IYO SARRAYNTA DASTUURKA 1. Dastuurka waxa saldhig u ah mabaadi'da Islaamka. 2. Dastuurka ayaa ugu sarreeya xeerarka dalka, xeer kasta oo aan isaga waafaqsanaynina, waxa uu noqonayaa waxba kama-jiraan.