Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 125aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
DIYAARINTA XEERKA AFTIDA IYO MAGACAABIDDA GUDDIDA QABAN-QAABINTA AFTIDA Si ay u suurta gasho qaban-qaabinta Aftidu, waxa waajib ah in la soo saaro Xeerka Aftida iyada oo laga shiidaal-qaadanayo tilmaamaha Dastuurku asteeyey; waxaana la magacaabayaa guddida qaban-qaabinta Aftida si waafaqsan Dastuurka.