Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 122aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
XEERKA HAY'ADAHA Hay'ad kasta oo ka mid ah hay'adaha Dawladda ee gaarka ah waxa ay yeelanaysaa xeer u gaar ah oo qeexaya qaab-dhismeedkeeda, waajibaadkeeda iyo dhawrsanaanta madaxdooda. XUBINTA 4AAD